Gudoomiye Khaliif oo ka jawaabay warqadii maxkamada sare ayaa yidhi “Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare wax qiime Sharci ah ma laha, waxaanu baal marsan yahay Dastuurka Dalka iyo dhamaan Xeerarka Dhaqangalka ah mana mudna inaan ka jawaabo waana arin Jawaabteedu u taalo guud ahaan Golaha Baarlamaanka [Wakiilada iyo Guurtida] ee Awoodahooda Iyo xasaanadooda lagu Xadgudbay.”
Visitors Online
Links
Araweelo News | Baki Press | Berbera News | Berbera Press | Boorama News | Burco Online | Caynaba News | Farshaxan Foore | Gabiley News | Gabooyelive News | Geeska New | Haatuf News | Hadhwanaag News | HarowoNews | Hoyga Suugaanta | Jamhuuriya News | Long Live Somaliland | Ogaal News | Oodwayne News | Qorulugud News | Radio Somaliland | Samotalis News | Somaliland Info | Somaliland Gov | Somaliland Patriots | Timacade News | Togaherer News | Togdheer News | TVSomaliland Europe | Waaheen NewsWaayeel