Afar xubnood ayaa iska casilay Guddiga Ololaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal.
Waxaan ka mid ah gudoomiyihii Kaambaynka ee Xisbiga Kulmiye ee gobolkaas .
Afarta Xubnood ayaa kala ah ;
1. Gudoomiyihii Gudiga Kaambaynka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Cabdicasiis Diiriye Daahir.
2. Madaxa maaliyada Xisbiga Kulmiye Ahna Xubin kamida gudiga Kaambaynka Ee gobolka Awdal Hibo Cabdi Yuusuf.
3. Hinda maxamuud Tubeec Gudoomiyihii garabka Haweenka ahna xubin ka mid ah gudiga Kaambaynka ee gobolka Awdal.
4. Mustafe Cabdi Axmed oo ah Xubin ka mid ah guddiga kaambaynka ee gobolka Awdal horena u ahaa Xoghayihii hore ee gobolka Awdal.