Gudoomiyihii Waxbarashada Oo Xilka Looga Qaaday Murashax Ciro Dartii

Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Hargeisa Aamina casayr Magan ayaa maanta wasiirka waxbarashadu xilka uga qaaday markii Murashax Madaxwayne Ee xisbiga Waddani lagu edeeyay in ay u Ogaalatay Inuu Khudbad U jeediyo Ardayda dugsiga Hoose dhexe ee Qudhac dheer oo Ku yaala Magaalada Hargeisa.

Aamina Casayr magan ayaa lagu Edeeyay In ay Waxbarashada Siyaasadaysay una ogolaatay In murashax xisbiyada Mucaaradka ka tirsani olole Ka dhex Bilaabo Goobaha Waxbarashada.

Sidaad u aragtaa xilka qaadista lagu sameeyay