Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Bebera Oo Haamo Cusub Laga dhex Bilaabay.

Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo Dawladu Leedahay ayaa haamo Cusub Oo Lasheegay Inay Dad Khaasi Leeyahiin Laga dhex Bilaabay Haamahan Oo Ay dhisayaan Shaqaale Ajaanibiya ayaa Maalmahan dhismahoodu Xoog Usocdaa.
Haamahan ayaa Wararku Sheegeen Inay Leeyahiin dad Ganacsato ah Oo Madxtooyada Ka Agdhow Amaba daaha Ugu Jira dhanka Kale Shirkadahii Bareefadka ahaa Ee Shidaalka Ku Shubanjiray Haamaha Dawlada ayaa Iskaga Huleelay Madaama Shirkada Tarafakuura Oo Mad Madow Badani Kujiro Cida ay Ushaqaysaa Kooto Loogu Xidhay Haamaha Berbera.
Shirkada Cusub Ee Tarafakuura Ee Looga Guuray Haamaha Shidaalka Ee Berbera ayaan Habayaraatee Aan Lasoo Marin Golaha Wakiilada Wax Tartan ahna Gelin Balse Xukuumada Oo Qudha ay Uxidhay
Shaqaalahii Kashaqaynaayay Haamaha Shidaalka Berbera ayaa Lasheegay In Wasaaradaha Loo Qaybinaayo Wixii Bishan Kadanbeeya Madaama Xaalad dhaqaale Daro Soo Food saartay Haamaha Dawlada Oo Laga Guuray Maalintiina Laga dhaamiyo Marka Ay Ubadantay Ilaa 3booyadood
Xukuumada Hore Ee Madaxwayne Silaanyo ayaa Hore Haamo Shidaal Ugu Ogolaatay Shirkada Dahabshiil Group Inay Dhisato Shidaalkana KeensatoTaasi Oo Meesha Kasaartay Haamahii Dawlada Madaxwayne Biixi Oo Isna Kasoo Baxay Xisbiga Kulmiye ayaa Isna Arintaasi Waxba Kaqaban.
May be an image of 3 people and oil refinery