“Haddaanu markii hore xarrago dagaallameynay, maanta waxaan leeyahay waa la is xiniinyo taabanayaa, waxaanan leeyahay qolada Puntland labadeenna seefood waa tii saawir noqota”.. Taliyaha Ciidanka Milateriga Somaliland Nuux Taani.