HALGANKII LAASCAANOOD MA WUXUU NOQDAY FIRDHIYE OO XAMAR XAQAL MASAARIIFSADA

Laascaanood waxay ahayd magaalo dhisantay oo uu ka jiro maamul nidaamsan oo kala danbayn lihi, waxa ka mushahaaro qaadan jiray lix kun oo qof waxay noqotay meel dhisantay oo ay dadkeedii qurbuhu ku hammiyayaan inay horuumariyaan ee Maxaa dhacay dadkeedii weli ma xisaabtameen Waayo binu aadmigu dhibaatada waxbuu ka bartaa,MUSLIN LABA JEER GOD LAGAMA WADA QANIINO weli waxa lays weydiinayaa halaaggii dadkaasi uu galay muxuu soo kordhiyay ee aan ahayn FIRDHIYOO awrkii cirka daawanaya meeye garaaddadii laga fadhiyi waayay maxay ugu halgamiwaayeen dayaca haysta dadka reer laascaanood.

HALGANKII LAASCAANOOD MA WUXUU NOQDAY FIRDHIYOO XAMAR BALAG LOOGA LULAY.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.