Sabaax Ibraahin, 61jir ah oo u dhalatay dalka Masar, waxa Ebbe oofsaday iyada oo sujuudsan oo tukanaysa, saaranna buurta Carrafo. Alle ha u raxmado.