
HAWIYE WUXUU KU TASHADAY INAANAY CIDNA U JOOJIN OO AY MAGACA SOIMAALIDANA ISTICMAALAAN.
Wararka laga helayo xamar waxay sheegayaan hawiye inuu ku tashaday munaafacaadka dawladnimada soomaaliya inuu ku eekaado xamar oo aanay cidna u joojinin xitaa dadkii xamar dhex joogay ee ay wax u tuur tuuri jireen albaabada ayay ka soo xidheen xaaladdu way is beddeshay Weji gabax ayaa socda.
Cuqaashii iyo siyaasiyiintii ay mushaharka siin jireen waxay u sheegeen inaan waxba loo hayn nimankii hawiye way soo jeesteen iyagoo fahmay inay waddo qalddan hayeen.
Waxa fadeexad weyn ah oo 40 casho ku bahdilan xamar garaaddadii dhulbahante afar laascaanood jooga mooye intii kale oo loo caddeeyay inay la xaalaan Somaliland oo aanay xamar waxba u oollin afar goor ayuu xasan shiikh kaga dhoofay muqdisho.
Garaaddada dhulbahante waxay u tageen xamar xasan shiikh inuu laascaanood u raaco oo uu sawir la soo galo dabadeed dib ugu noqdo muqdisho taas oo uu u arkay xasan shiikh inaanay milgihiisa iyo maamuuskiisa ahayn oo uu ka diiday, xasan shiikh dhulbahante markuu la kaftamayo wuxuu ku yidhaah laascaanood meel XASARO WAAYE madaxweyneyaashaa lagu dilaaye armaan cabdirashiid sidiisii noqdaa.
Ugu danbbayn firdhiye wuxuu khajilaaddii ula dhaqaaqay jaalliyadda tansaaniya ee harti inuu ku soo shaxaado wuxuu ku suganyay tansaaniya garaaddadiina sawirkii xasan ee laascaanood ayay weli baryayaan.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.






