Qoraal ay soo saareen hogaanka dhaqanka ee beesha Warsangali ayaa ka soo hor jeestay qorshaha Xasan Sheekh uu rabo in uu colaad kaga abuuri deegaanka ay degto beesha Warsangali isla markaadina waxa ay di buuxda ugu taageereen maamulka Puntland waxana uu qoraalkoodu u dhignaa sidan hoos ku qoran.