Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa caawa xaflad balaadhan oo soo dhaweyn ah Hargeysa ugu sameeyey siyaasiyiinta , Aqoonyahanka , Dhalinyarada Iyo Haweenka ka soo jeeda beelaha AXMED CABDALE , SAMATAR CABDALE IYO CABANE CABDALE
Xafladan oo ka dhacdey Hotel MAANSOOR ayaa waxaa ka soo qeyb galay Musharax Cabdiraxmaan Cirro , Gudoomiye Xirsi iyo masuulyiinta sar sare ee xisbiga WADDANI