Kalfadhiga 7aad ee Golaha Wakiillada oo Furmaya Axadda

Hargeysa(Qaran news)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland waxa lagu wargelinayaa in Kal-fadhigii 7aad ee Golaha wakiilada JSL furmayo.