Dagaalkii galabta ka dhacay deegaamada Ceerigaabo oo u jirta magaalada masaafo lagu qiyaasay 80 ilaa 90 km waxaa ku dhnitay inta laxaqiijiyay 5 nin oo Muuse Ismaaciila gaar ahaa beesha Maxamuud Xaamud, islamarkaana ah odayaashii iyo acyaantii beesha, islamarkaana u tegey Goof shir ay beeshooda u qabanayeen dhacdadanina ku qabsatay deegaanka, oo magac yadoodu kala yihiin:

1. Haybe Jaama Tuke
2. Caydiid Faarax Xaaji
3. Xasan Dafac
4. Shire Cabdi dheere
5. Geele Cige Dawan

Dhinaca Naaleeye Axmed waxaa la sheegay dhimashada 4 nin oo uu ku jiro wiil kii xalay magaalada police ku ku dilay. Waxaase laxaqiijiyay total ka 3 Nin dhimashadood oo weli inay 4 tahay layskuma raacin.
Naaleeye Axmed waxay kasii kala yihiin inta laxa qiiniyay:

Bahina Faarax
Bahina Caraale
Bihina Samatar

Ninka aan laxaqiijin ee 4aad oo la sheegay inuu Awrboogays ku dhaawac dhintay waa
Bihina Caraale.

Dhaawacyada dhinacyadu aad buu u farabadan yahay. Alla hawnaxariisto intii dhimatay, inta dhaawaca ah Alla haw booga dhayo, Alla na nabad ha dhex dhigo.

Waxaa iyana aad u xoogan fursada nabad lagu dhalin karo oo ay dhinacyo badani dedaal ku bixinayaan.