Boqor Cismaan Awmaxamed Buurmadow, Ugaaska Guud ee beelaha Gadabuursi Ugaas Abdirashiid Ugaas Rooble iyo Siyaasiyiin uu ka Midyahay Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa kulamo ku yeeshay Caasimadda Dalka Ethiopia ee Asia Ababa.
Kulamaddan ayaa Sida ay ilo xogogaal ahi tilmaamayaan lagaga wada hadlay sidii somaliland looga samata bixin lahaan Khilaafka siyaasadeed ee ay dalka galisay Xukuumadda wakhtigeedi dhamaaday ee uu hogaamiyo Muuse Biixi.