KULMIYE oo Bandhigay Murrashaxa Xisbigooda Laga Doonayo
Hargeysa(Qaran news)-Xisbiga KULMIYE oo soo saaray shuruudaha looga baahan yawhay musharraxiinta jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka xisbiga ee lagu dooranayo shirka Golaha Dhexe ee qabsoomaya toddobaadka dambe, si ay u soo baxaan musharraxiinta KULMIYE ku meteli doona tartanka doorashada Madaxtooyada dalka ee soo socota.