Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaaday Badhasabkii Gobolka Gabilay Cabdiqani Jiidhe oo ka soo jeeday Gobolka Sool.
Cabdiqani ayaa ka mid ahaa Masuuliyiinta Sool ka soo jeeda balse la mowqidka ahaa Somaliland ee ka soo horjeeday Mowqifka Bulshada uu deegan ahaan ka soo jeeday.
May be an image of text