Hargeysa,(Qaran news)- Mayarka magaalada Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge ayaa ka hadlay haweenay uu jiidhay gaadhi ay dawlada hoose ee Hargaysi ay leedahay.

Maayarku qoraal kooba oo uu saaka suxuurtii uu soo dhigay barta X- waxa uu ku yidhi sidani hoos ku qiran.