Madaxdhaqmeedka Beesha Absame ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa gaadhay magaaladda laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, waxaan halkasi kusoo dhaweeyey Madaxda dhaqanka Iyo Garaadada sool ee Dhulbahante.

Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiilwaal, ayaa hogaaminaya weftigan waxaana la sheegay inay Casuumad ka heleen Garaadada Gobolka Sool.