Madaxwaynaha South Sudan Salva Kiir ayaa isku kaajay isagoo aan ogayn xilli uu ka qaybgelaayey furitaanka, jid uu Shiinuha ka dhisay caasimada dalkaasi ee Jubba.
Dhacdadaan ayaa si toos ah looga sii daayay TV-ga
Salva Kiir hadda waa 71 sano jir , asaga oo la ildaran caabuqa kaadi mareenka kaas oo ku badan ragga da’da ah.
May be an image of 7 people, people standing and text that says 'GHP GE'