Madaxwayne Biixi Oo Safar Qarsoodi ah Ku Tagay Burco.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka si kadis ah loogu dhex arkay magaalada Burco, isagoo ku tagay safar qarsoodi ah oo aan hore loo shaacin,Wararka qaar ayaa tibaaxaya inuu u tagay Colaada ka aloosan deegaanada Hawdka gobolka Togdheer oo u dhaxaysa labada beelood oo degaanadaasi ku diriraaya.