๐“๐€๐‚๐’๐ˆ

Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo Dhanbaal tacsi ah diray .

โ€œ Waxa aan dhambaal tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qosyka, ehelada, Dhakhaatiirta , waayeelka, waxgaradka, asxaabta iyo shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee ๐——๐—ฟ. ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—ข๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€ .

Geerida Marxuumka waxa aan si gaar ah uga tacsiyadeynayaa ehelkiisii iyo bahda caafimaadka Somaliland oo marxuumku ka mid ahaa 40 sanno ee ugu danbeeyey

Ilaahayn SWT waxa aan uga baryayaa in uu Jannatul firdowsada sare geeyo, innagana dhammaanteen samir iyo iimaan innaga wada siiyo.

Aamiin Aamin Aamin .