Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh ayaa maanta khudbaddiisii jimcada ee maaaajidka madaxtooyada si adag mar kale ugaga hadlay musuqmaasuqa, isaga oo sheegey in ruuxii lagu helo musuqmaasuq aan la sii daynayn – Todobaadyadan madaxda DFS ayaa kaa hadlaysay musuqmaasuq.
