Madaxweynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa goordhawayd ka dhoofay caasimadda Somaliland ee Hargaysa.
Madaxweynaha ayaa mudo kooban dalkaga kaga maqnaan doona hawlo shaqo sida ay noo sheegeen ilo xog ogaal ahi dhanka kale ilaa hada Xukuumaddu kama ay hadlin socdaalka madaxweynaha.
Wixii war ah ee ka soo kordha warka socdaalka Madaxweynaha halkani kala soco






