



Madaxweynaha Israa’iil @Isaac_Herzogc ayaa maanta ku soo dhoweeyay magaalada Jerusalem Madaxweynaha Somaliland, Mudane @Cabdiraxmaanirro Maxamed Cabdullaahi Cirro, iyadoo labada hoggaamiye ay u billaabeen wadahadallo heer sare ah oo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, maalgashiga, tignoolajiyada, biyaha iyo horumarinta gobolka.
Kulankan ayaa wakhti muhiim ah u ah xidhiidhka Somaliland iyo Israa’iil ee sii kordhaya.
La soco wararka oo faah faahsan dhawàan





