Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ay ku xoonsanyihiin oo ay garab yaacayaan badiba warbaahinta ka hawl gasha Afrika siiba Kiiniya xiligii uu ku sugnaa halkaasi.

Mid ka mid ah wariyayaashaa ayaa sheegay in uu d ugu farxay in uu madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro uu ka qaaday sawiro qiimo leh oo uu in badan u taagnaa

Wariye cararaaya si uu sawir uga qaado madaxweyne Cirro

Gabadh wariye ah oo sawir ka qaadaysa madaxweyne Cirro






