Madaxweynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminaayay ee ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa hada dalka ku soo laabtay.

Wasiirka arrimaha dibada oo ka mid ahaa waftiga Madaxweynaha ayaa warbaahinta la hadlaaya

Wixii war ah ee dheeraad ah la soco dhawan