Wafti balaadhan oo uu hogaaminayay madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa hada u anbabaxay gobolka Saaxil caasimadiisa Berbera isga oo u sii dhaafi doona gobolka Togdheer gaar ahaan magaaladda Burco.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu mashaariic uu soo dhaax dhigi doono xaga uu kuwo kalena xadhiga ka jari doono