Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maalinta berri ah safar shaqo ugu bixi doona dalka Qatar .

Madaxweynaha ayaa martiqaad rasmi ah ka helay dalkaasi , waxaana uu la kulmi doona masuulyiinta ugu sareysa dalka Qatar.