Madaxweynaha Somaliland Abdirahman ayaa saaka subaxdii hire boiqasho kadiso ah oo aan la sii shaacin ku waabariustay cisbatalka guud ee Hargeisa oo Cabasho Ka taagnayd tan uyo shalay.

Madaxweynuhu waxa uu u kuurgalay oo la kulmay dadkii bukaanka ahaa ee kelyaha loo sifeeyo

Madaxweynahu markii uu kormeeray isla markaasna uu u kuurgalay qayb kasta oo cisbatalka ah sidoo kale uu waraystay oo dhegaystay dhakhaatiurta iyo shaqaalaha caafimaadka ee ka hawl gala cisbatalka waxa uu gabo gabadii uu u balan qaaday in uu dhamaystiri doono wax kasta oo cisbatalka ka dhiman.

Madaxweyne Cirro waa madaxweynahii ugu horeeyay ee ka jawaaba cabasho ka timid bulshada mudo ka yar 24 saacadood gudahood.