Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa dhambaal tacsi ah u diray Bahda Dhaqanka, qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, ubadkii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu tahay 24/12/2024 Caasimada Gobolka Awdal ee Boorama.