Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa saaka u socdaalay dalka Djibouti halkaasi oo uu madaxweyne Cirro ka helay dhigiisa Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle martiqaad rasmi ah.

Madaxweyne Cirro oo