MADAXWEYNE CIRRO WAA NIN REER BERBERA AH AB IYO ISIRBBA CAQLIGA MIYAY GASHAA BERBERUU U XIDHAYAA

Madaxweynuhu waqti dheer ayuu haystay casuumadda jabuuti iyo ta itoobiya labadaba.

Ummadda geeska waxa ka dhexeeya masaalax u baahan in laga Wada hadllo ee aynu sugnno madaxweynuhu intuu soo noqonayo, dekedda berbera wax lagu kordhiyo mooyee wax iska dhimayaa ma jiraan Waayo waxay ku jirtaa heshiis caalamiya.

Si xun u sheeg sixir ka xun kicinta dadweynaha ee joogtada ahi waxay keenaa burbur iyo kalsooni darro soo kala dhex gasha maamulka iyo ummadda taasina ma fiicna Waddanku wuxuu marayaa meel fiican waana la aqoonsanayaa ee Samir halloo yeesho.

Berberaa la xidhayaa caqliga ma gasho MOU muu dhiman lagamana bixin, madaxweyne cirrona waa lagala ballamay ee cagaha halloo dhigo arrimaha siyaasadda debeddu way dahsoonyihiin farsamaa lagu wadaa itoobiyana wuu tegi doonaa oo danbbaa innaga dhexaysa jabuutina aabbaheen maaha itoobiyana hooyadeen maaha oo innamay dhalin, cirraa berbera oo uu ku dhashay ku barbaaray oo madaxweyne ka noqday xidhaya caqliga ma gasho.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.