Madaxweyne ku xigeenadii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax ayaa saaka kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka la doortey ee Somaliland

Kulankooda oo ahaa booqasho iyo salaan ayaa waxaa madaxweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa Alleh uga baryeen in xilkooda ku asturo.