Mas’uuliyiintan oo ka tirsan xisbiyada Mucaaridka oo maanta Hargaysa ku kulmay waxa kulanka ku wehelinaayay Wasiir hore Axmed Muumin Seed oo maalmihii u dambeysay warar hoose sheegayeen in dhinaca Mucaaridka uu u sii jeedo.
Suurto gal ma tahay in Axmed Muumin Seed uu markale Xisbiga Waddani iska xaadiriyo?
May be an image of 5 people, beard, people standing and outdoors