MAXAA MAWDKA KA DANBEEYA QORMADII LABAAD.

Qormadan waxaan ku soo qaadayaa xabaalaha oo ah in wax lagu qaato oo uu qalbiga qofka muslinka ahi kaga tanaasulo xumaanta.

Waxa laynaga abuuray dhulka waxaanaynu hoos tegaynaa dhulka qabri madaw oo meel cidlla ah ku yaal ayaa laynagaga tegayaa maxaynu u xusuusanweynay walaalaheenii aynu jeclayn sowkuwan dhulka hoostiisa jiifa ee ilaahay hor taagan iyagoo suqaya qiyaamaha xisaabtii ilaahay.

Mawdku wuu inna dhinac socdaa kibirkuna ILAAHAY ayuu u sugnaaday oo siduu doono yeela ee hallaga fogaado kibirka.

Ninkastoo sallaan dheer u baxa siibashaa xigi, itaal ma lihin.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.