Goobta ay dacwadu ka dhacaysaa waa miyi, dadka goobta ka soo xaadiray waxa ay ka kala socdaa labada dhan ee dacwadu dhex taalo, dhankastaa waxa uu wataa qareenkiisii.
Waa la is dhegaysnayaa gartana si cilmiyaysan ayaa loonqaadayaa, waa sida maanta ka dhacda caalmka horumaray.
Daawosho fiican isla markaana qiimee dhaqankaagiinmiyiga ee laga soo bilaabay nolosha.