Maxkamada sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gudiga doorashooyinka dibย  ugu soo celiyay arji ay hore uga dalbadeenb oo ahaa fasiraad sharci po ahaa sida ay doorashooyinku u soo kala horayn karaan

Maxkamada sare ayaa sheegtay in aan arintaasi ahayn mid u taala maxkamada sare ee ay tahay mid ay leeyihiin gudiga doorashooyinku qoraalka maxkamada ka soo baxayna waxa uu u dhignaa sidani