Dhalinyaro ayaa isugu soo baxday bariga Hargeysa gaar ahaan aaga baar Waraabe waxana ay xagaasi dhigeen taayiro iyo dhagaxaan, xoogaa kadibna ciidamadda booliska ayaa dhalinyaradaasi kala dareerisay goobtaasina waxa la wareegay ciidanka booliska oo goobtaasi ku sugan
Dhanka kalena waxa magaalda Buro mudaharaadkaasi oo baaxad lahaa waxa uu socday in mudo ah