“Mudanayaasha soo xaadiray Golaha Wakiilada waxaa ka badnaa Dadka Basaska lagu soo guray ee soo buux-dhaafiyay Golaha Baarlamanka.
Sacabkii Iyo mushxaradii shalay Golaha Baarlamanka ka baxaysay waxay cadayn u tahay in laga bay-dhay ama la soo gabo-gabeeyay isla xisaabtankii iyo nidaamkii Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka xorta ah loona baydhay guul-wadayn iyo wado dhuxuleed natiijadeeduna inoo soo muuqato”
Xoghaye Yuusuf Kayse.