Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Cirro ayaa lagu soo sogootiyay caasimada dalka Sweden ee Stockholm isagoo u soo ambabaxay dhanka Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa.