Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa safar kadis ah ugu baxay dalka Itoobiya .
Safarka Musharaxa ayaa qaadan doona maalmo kooban .
Safarkan Cirro ayaa ku soo beegmay xilli ay soo xidhantay diwaangalinta codbixiyayaasha oo muddo bil ah ka socotay Somaliland
Maalmihii u danbeeyey waxaa la dareemaayey dhaq dhaqaaqyo uu xisbiga Waddani isku diyaarinaayo doorashooyinka soo socoda , safarkan Cirro-na ayaa loo maleynayaa inuu inuu qeyb ka yahay dhaq dhaqaaq-yadaas .