Wefti Balaadhan oo ay hogaaminayaan Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,Guddoomiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan,Guddoomiye Ku Xigeen Maxamed Xaaji Yuusuf Wabeeyo iyo Madax Sarsare oo ka tirsan Xisbiga WADDANI ayaa Lagu soo dhaweeyey Deegmada Qorilugud.
Weftiga oo La hadlay Dadweynaha ku sugan Deegmada Qoriligud ayaa ku wacyi geliyey inay qaataan kaadhka Cod bixinta isna Diwaan geliyaan.














