Dhamaan magacyada halkan hoose ku xusan bari dibada ayay ka ahaan doonaan ka dib markii uu xisbiga kaga awood batay Gudoomiyaha xisbiga mudane Axmed Kaahin oo haysta taageerada xisbiga oo dhan.

1. Madexwayne hore Muse Bixi Cabdi
2. Gudoomiye ku xigeenka 3aad
Maxamed S.Saajin
3. Wasiirki hore Siciid Sulub maxamed
4. Gudoomiye ku xigeenkii 2aad Axmed cabdi Dheere
5. Amb Cismaan. Maxamed. Badmaax
6. Rooda Cabdi Muse
7. Wasiir ku xigeenki Macadanta Siciid
8. Wasiir ku xigeenki Dastuurka Axmed Xaaji Daahir
9. Xildhabaa Cabdinaser qodax
10 Wasiir hore Abdinasir Buuni
11. Gudoomiyahii hore ee wakaalada biyaha Hargeysa Cumar Daaroid oo isaga loo diiday in shirkaas fooda galiyo

Fadxiya Ahmed