Muuse Biixi nin isleh wax qabo oo ay bas ka tahay waa nin geedkii uu kor is yidhaaba uu la soo dha aayo ama geedkii uu is yodhaa hagaajiba uu aakhirka dhulka dhigaya.
Waa shaqsi ina geeyay halkii ugu hoosayaysay ee aynu abid gaadhno.
Nasiib wanaag waxa aynu maanta taaganahay meel la iska badh qabto, wxana arinkaasi aaminsan dhamaan shicibka Somaliland oo dhan oo ay ku jiraan qoyska madaxweynaha oo doraad ku dhawaaqay in uu Muuse Biixi magacoodii uu dilay iyada oo dhamaan Somaliland sumcadeedii uu dhulka la galay.
Qofkii in uun Somaliland wada jirkeeda iyo walaalaynteeda jecel waa in uu taageeraa isbedalka maanta dalka ka socda.
Dalkani dagaal maanta uma baahna waxa uu u baahanyahay midayn iyo walaalayn waarta iyo in dhabada lagu soo celiyo sumcadeenii iyo awoodwenii.
Inta umadeenu qaybsantahay dagaal waxba inooguma jiraan ha la tooso oo ha la doortay Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo ah shaqsi naftiisa u hibeeyay in uu soo celiyobmar labaad sumcadii Somaliland
La soco qaybaha kale ee taxanahani oo joogto noqon kldoona