

Muwaadin Cabdillaahi Sheekh Cabdiraxman oo muddo ka badan 11 sanno Ku xidhnaa Dalka Jabuuti, ayaa galabta isagoo xor ah dib ugu soo laabtay Somaliland, isagoo ka degaya madaarka Hargeysa, waxaana dalka Jabuuti ka soo ambabixiyey Safiirka Somaliland ee dalkaasi Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse).
Madaxweynaha Somaliland ayaa safarkii uu ku tegay Jabuuti waxa uu ka shaqeeyey soo shaqeeyey sidii loo soo dayn lagaa muwaadinkaasi oo Jabuuti ku xidhnaa ilaa 2014.






