OGAYSIIS WEYN!
WAXA DADWEYNAHA REER UK LA OGAYSIINAYAA INAY YAASMIIN MAXAMAD MOOGE MARTI INOOGU TAHAY LONDON UK.

Waxa Magaalada London marti innoogu ah yaasmiin maxamad mooge oo ka soo jeedda qoys hibaysan oo Soomaali oo dhan abaal ku leh maxamad iyo ahmad way mootanyihiin ilaahay haw naxariisto maanta waxa ka nool ubadkoodii oo innaga mudan inaynu ku xusno sidaas awgeed yaasmiin bahda fanku guddi haw sameeyaan soo dhawaynteeda oo halloo kaco, bahda dhaqankuna kaalintoodii ha qaataan.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.