
OON IYO BARWAAQAA KOLBA MIDI DANBEEYAA MA BIYIHII NA LIQAYBAAN HARRAAD UGA BAQTIYAYNAA QORMADII 2AAD.
Waxaynu nahay dad nooloshoodu ay ku tiirsantay xoolaha nool oo ku nool biyaha xilliga guga iyo dayrta yimaadda sannadkii biyahaas intooda badan lama munaafacaadsado oo waxay raacaan dooxyo qaarkood ay galaan badda, waakii CALI SUGULLE lahaa ma biyihii na liqaybaan harraad uga bakhtiyaynaa.
Binu aadmiga aqoonta talisaa hagta tiina waxa haysata carqalad dabiiciiya oo uu fakhrigu wato, waqtiba la siinmaayo hoggaanka jiraa shar iyo khayr wuxuu leeyay buuq ayuu ku dhamaanayaa waqtigiisu,waxa habboon in wixii inna soo maray wax lagu qaato oo aan raadkii dib loo raacin waayo dadku wuu sii kordhayaa degaankuna wuu sii dhimanayaa oo lama daryeelo xaaladdu way sii xumaanaysaa haddaan danta qaranka loo midoobin.
MAHADSANID
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





