*Puntland oo taageertay xaqa ay Somaliland u leedahay qarannimadeeda*

“Puntland waxa ay soo dhaweyneysaa horumarka ay Somaliland ka gaadhay Dowladnimada iyo xaqa ay u leedahay aaya katashigeeda iyada oo dhawaan uu madaxweynaha Puntland uu goob fagaare ah uu ka sheegay in ay Somaliland xaq u leedahay aayo ka tashigeeda oo ay ku tixgalinayaan arinkaasi oo hada ay dawladda Puntland heshiis rasmi ah kula gashay Somaliland kulankii ay labada dhan ku yeesheen xarunta dalka Kiiniya.