Qofka ugu da’da weyn ee Sanadkan 2023 Muslimiinta Xajka Gudanaya ee Boqortooyada Sacuudigu Fiisaha Xajka siisay ayaa noqday Haweenay Magaceeda la yidhaahdo Rabi Ali oo ka timi Kurdistan
,Da’da ayaa ah 103 Jir caafimaad qabta.

N.B:Sawiradan hoose waa Hoygeeda ay ku nooshahay ee ay ka soo ambabaxday


