Bismillahi Raxmani Raxiim . 10-safar-1448

Marka hore Alle Ayaa mahad leh marka xiga shacabka Gobolka Saaxil sidii wanaagsanayd ee ay igu igmadeen xilka Duqa degmada marka xiga labadi gole deeganka Ee isku xigay siday igu ogaladen inan duqa Ahaado.

Waxa aan maanta si buuxda u baneeyey booski an u hayey Gobolka Saaxil ee gudoomiyaha.

Waxan si weyn ugu mahad naqaya madaxweynaha JSL iyo xukumadisa mudadi an la so shaqeeyey. Waxa Sharaf ii ah inan qaranka JSL u so shaqeyey wajibadkisana aan gutay.

Wa Billahi Tawfiiq