Aniga oo ku soo dhex jiray saxaafada Shan iyo labaatankii sano(25 sano)ee ugu danbeeyey waxaa ii soo baxday in maanta rayigeyga ka dhiibto oo aan qiimeeyo ujeedada cinwaanka kor ku qoran.
1.Siyaasiyaasiyiinta.
kadib markii rayigeygu qiimeeyey siyaasiyiinta Jamhuuriyada Somaliland inta nool,markii aan ka eegay dhinaca waayo aragnimada,hogaaminta,akhlaaqda, adaabta,Deganaanta,iyo isku kalsoonida waxaa hormood u ah siyaasiyiintan hoos ku qoran:-
1.Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo
2.Abdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Ciro.
3.Cali Maxamed Warancade.
4.Xirsi Cali Xaaji Xasan.
5.Mujaahid Cali Gurey.
6.Mujaahid Axmed Mire Maxamed Nuux.
Runtii Siyaasiyiin kale oo fiicanina way jiraan.
2.Madaxdhaqameedka:-
Madaxdhaqameedka la jecelyahay ee hogaamin iyo deganaanba isku darsaday waqtiyo adagna kala soo dabaashay shacabkooda waxaa hormood u ah:-
1.Suldan Cabdilahi Suldan Cali.
2.Suldan Maxamed Xirsi Qani.
3.Suldan Maxamud Guleed.
4. Suldan Axmed Cade Gude
5.Suldan Xasan Suldan Cabdilahi.
Runtii Madaxdhaqameed kale oo wanaagsanina way jiraan.
Saxaafada:-
Saxaafada u soo dhabar adeygtay shan iyo labaatankii sano(25 sano) ee ugu danbeeyey isla markaana ugu da’da weyn saxaafada somalida geeska afrika runtiina la odhan karo waa saxaafad caalamiya bulshadana ka haqabtirtay wararka caalamka iyo kuwa somalida geeska afrikaba waxaa hormood u ah:-
1. Saxaafada Qarannews.com.
2.Saxaafada Hadhwanaagnews.com.
3.Saxaafada Togdheernews.com.
4.Saxaafada Saab Tv.
5. Saxaafada Cba Tv ee bariga Afrika.
6.Saxaafada Somalilandtoday.com
Runtii Saxaafado kale oo tayo lihina way jiraan.
Articalkan waa rayigeyga.
Yusuf-Janale
Oslo Norway.
Contact.Somalilandcitizen@gmail.com